|
|
|
|
|
|
|
Hambalyo Meher |
|
|
|
(Updated:-(Fri.28.Sep.2007) |
|
|
|
|
|
|
hanbalyo hanablyo aniga oo ah c/kariim
ahmed daahir waxaan halkan hanabalyo qaaliya
uga dirayaa saaxiibkayga qaaliga ah mustafe
yuusuf cali iyo nimco mahamad barkhad oo
meherkoogu ka dhacay rays hotel magaalada
borama manta oy bishu tahay 27/09/2007
waxaanan leehay noqdo kuwii isku waara
ee ubad khayr qaba ilaahay isku siiyo aamiin
aamiin
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|