HAMBALYO MEHER
istaahil cige cilmi iyo odaygeeda
muna
maxamad yousuf iyo odaygeed
c/kariim
mahamed xasan
iyo aabo
daahir xasan iyo ciyaalkiisu waxay aroos
tahniyada u dirayaan boqorka iyo boqorada
jaamac daahir
hassan
&
fartuun
maxamad axmed
oo
arooskoodu kadhacay magaalada laascaanood
waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ee
ubad khayr qaba kala hela
aamiin
aamiin wiil iyo caano gabadh iyo caano
aamiin
27/sep/07