London(Bnn)-
Madaxweynaha JSL Md Daahir Rayaale Kaahin
ayaa galabta gaadhay magaalada London
halkaas oo uu kulan kula leeyahay Saraakil
ka tirsan xukuma Ingiriiska
Madaxweyne Rayaale ayaa si diiran loogu soo
dhaweeyey Magalada London halkas oo
Jaaliyada reer somaliland ee london ku
qaabileen.
Madaxweyne Rayaale ayaa safar ku maraya
Dalalka Ethiopia oo hada uu kasoo kicitimay,
Ingiriiska iyo Maraykanka oo uu ku dambeyn
doono.
Safarka madaxweynaha ayaa loo arka fursad
weyn oo usoo baxday Somaliland iyadoo ay
tahay markii ugu horeysay ee Madaxweyne
Somaliland kasocda marti qaad Rasmi ah ku
tago dalka maraykanka, iyadoo ay isa soo
tarayan fursada ictiraaf ay hesho somaliland
Kala Soco BNN wixi warar ah ee kasoo
kordha Safarka Madaxweyne Rayaale