Main Manu

   

Home

Music

Sports

Photo Gallery New

Contact Us

         
                                     
                                 

Ciidamada Bada ee Mareykanka oo Tababar siinaya Ciidamada AMISOM

       (Updated:-(Wed.9.Jan..2008)
 
TopStory

Muqdisho(Bnn):-Xukuumadda Mareykanka ayaa waxay daboolka ka qaaday inay bilaabayso tababarro ay siinayso ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho; gaar ahaan kuwa Badda ee dhawaan howlaha ilaalinta xeebaha Somalia billaabaya.

Afhayeenkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Uganda General Flix Kulyignye ayaa sheegay in tababarka la siinayo ciidamada Badda ee AMSIOM ay tahay mid lagu xoojinayo sidii ay amaanka badda iyo barriga u sugi lahaayeen, Ciidamada Afrikaanka ah ee ka qeyb qaadanaya hawlaha Nabad Ilaalinta ee Dalka Soomaaliya.

Tababarkaan ayaa waxaa Bixinaya Cutubyo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ku waas oo ku sugan Saldhiga Ciidamada Mareykanka uu ku leeyahay Geeska Afrika ee ku sugan Dalka jabuuti, iyada oo sidoo kale Ciidamada Mareykanka ay sameyn Doonaan Dhuulo tusyo ku aadan Qaabka loo ilaaliyo badaha.

Mareykanka ayaa horey waxaa uu u sheegey in uu ka qeyb qaadanayo hawlaha Lagu Ilaalinayo Xeebaha Dalka Soomaaliya, Waxaana uu sheegey in Talaabadani ay ku dhalisey ka gadaal markii ay soo bateen Afduubka Xeebaha Soomaaliya loogu geysto Maraakiib laga leeyahay Wadamo shisheeye, iyada oo sidoo kale uu sheegey Mareykanka in Xeebaha Dalka Soomaaliya Khatarta ugu weyn ee ka haysata ay tahay in Kooxo uu sheegey in

                                  
                   
Google
 

html web counters
Super 8 Motels Coupons
Copyrights 2006 Boramanews.com All rights reserved.
Design by webmaster:- Mustafe Haji Mohamed Diiriye