Main Manu

   

Home

Music

Sports

Photo Gallery New

Contact Us

         
                                     
                                 

Hambalyo Meher waxan halkan hanbalyo iyo salan diiran hawda u marinayaa (c/xakiin cige cumar & nimco rooble xasan)


Updated:-(Sat.1.Sep.2007)

habalyo hanbalyo hanbalyo
 
waxan halkan hanbalyo iyo salan diiran hawda u marinayaa (c/xakiin cige cumar & nimco rooble xasan) oo uu meherkoodu ka dhacay magalada boorama waxanan leeyahay noqda kuwiii isku waara ee ubad khayr qabana hela waxa kale oo aan leenahay  alah masuuliyada aad qaadeen isku kiin asturo waxan dhammaantayo idin wada leenahay noqda kuwii hela ubad khayr qaba oo diintooda iyo dadkooda iyo dalkoodaba anfaca ilahayna ha idin  siiyo aamin aamin
 
 
axmed maxamed cadar
 
mawliid xuseen daahir
maxamed siciid cilmi
yusuuf c/kariim cali
 waxan dhammantayo idin leenahay alah garab kiina galo aamin aamin 

                                  

html web counters
Super 8 Motels Coupons
Copyrights 2006 Boramanews.com All rights reserved.
Design by webmaster:- Mustafe Haji Mohamed Diiriye