Anagoo ah dadka magacdoodu hoose ku qoran yihiin waxaan
dhambaal hablayo ah hawada u marinaynaa Mudane
Xuseen Jaamac Cabdilaahi (Xuseen Wadaad yare) iyo Marwo Faadumo Cismaan Aadan
oo meherkoodu shalay oo Axada ka dhacay magaalada Minneapolis Minnesota.
Waxaannu leenahay qoyskaa cusub ee reer Minnesota ahaan nagu soo kordhay
hambalyo. Waxaanan Allaha awooda leh uga baryaynaa khayr, badhaadhe iyo barwaaqo.
1. Ibraahin X. Muxumed Ayeh iyo xaaskiisa Faadumo Jaamac Ayeh
2. Ali Warsame iyo xaaskiisa Khadra Hassan
3. Hussien Ismail iyo xaaskiisa Maryan Muuse
4. Mohamed M. Abdilahi Shiine iyo xaaskiisa Saado Abdi Ahmed
5. Mahdi Muuse Isaaq iyo xaaskiisa Sacaada aw ali Masheeye
6. Abdiqaadir Abdi Hassan iyo xaaskiisa Khadiija Cismaan
7. Saciid Abdi Mohamud
8. Haamud Aw Ali Maasheeye
9. Aadan Amiin Awil iyo Xaaskiisa Safiya Faarah Abdilahi
10. Mustafe Nour Mohamud iyo xaaskiisa Sabaad Ali Faahiye
11. Hassan Yey iyo xaaskiisa
12. Mohamed H. Fariid iyo xaaskiisa Qaali Cadayste
13. Cibaado Geele Cadar
14. Abdiqaadir Ismail
15. Sheikh Abdiqadir H. Egeh iyo xaaskiisa Siraad Aw Abdi
16. Jaylaani Jaamac Aye
17. Mohamed Alabari iyo xaaskiisa Foosiya Aadan Faarah
18. Ismail Nouh iyo xaaskiisa
19. Abdisalaan Barkhad Boqore iyo xaaskiisa
20. Abdirahmaan Kaahin Kaahiye iyo xaaskiisa Salma Kaamil
HAMBALYO HAMBALYO HIBO IYO DUCABA NAGA HOOYA