Main Manu

   

Home

Music

Sports

Photo Gallery New

Contact Us

         
                                     
                                 

       hanbalyo Aroos 


Updated:-(Mon.3.Sep.2007)

Aniga oo ah wihiib ahmed mohumed.   waxaan halkani uga hanbalyaynayaa  arooska mudane: cabdixakiin cige cabdi iyo aroosada marwo: nimco rooble xasan . 

 

   Oo aw arooskooda ka dhacay  magaalada boorama gaar ahaan hotelka wayn  ee magaalada rays hotel  Tuesday 28/8/2007 

 

  Waxaan leeyahay  wiil iyo caano gabadh iyo caano labadii isdoortee libaanteeda ahaada ee ladnaan ku wara ,, ducadii nagiba ( barakalaahu lakum wabaaraka calykum wajamaca baynakum bil khayr ) waxaanan leeyhay ha noqdo meherkii uu ku xigo aroos dagdagi .

  Arooskiina ilahay haka yeelo kii lagu anfaco ee lagu daydo .

 

  Mar kale hanbalyo saaxiibkay cabdixakim iyo walaashay nimco

 

     

ALAA MAHAD LEH

 wihiib ahmed mohumed

  Ukraine, keiv

Wihiib_axmed@hotmail.com

                                  

html web counters
Super 8 Motels Coupons
Copyrights 2006 Boramanews.com All rights reserved.
Design by webmaster:- Mustafe Haji Mohamed Diiriye