Main Manu

   

Home

Music

Sports

Photo Gallery New

Contact Us

         
                                     
                                 

Hambalyo Aroos


Updated:-(Tue.4.Sep.2007)
1- c/naasir .x. daauud warsame
2-c/rashiid ducaale diiriye (shiine)
3- c/raxmaan xuseen cumar
4 - xil. ikraan .x. daauud warsame
5- khadra muxumed aadan
6- ruqiya muxumed aadan
7- hooda cabdi ismaaciil
8-xaliima  muumin
9- jowhara aadan  cashuur
10- hooyo qalin  xasan buuni
 dadkaas oo  kala  jooga,somaliland,america,yeman iyo south africa waxa aan  hambalyo iyo bogaadin aan  la soo koobi  karin hawada umarinaynaa faarax  cabdi  ismaaciil iyo samsam  muxumed aadan oo arooskoodu ka dhacay 26/08/2007 minnepolis, minnesota  waxaanu  leenahay   noqda kuwii dhisa guri khayrle oo  lagu nagaado, alow guurkii rooniyo  guri barwaaqa  guuloow,galad kaa gunoonaye  hiba,aan guurin guulow.

                                  

html web counters
Super 8 Motels Coupons
Copyrights 2006 Boramanews.com All rights reserved.
Design by webmaster:- Mustafe Haji Mohamed Diiriye