|
|
|
|
|
|
|
|
Updated:-(Mon.10.Sep.2007) |
|
|
hanbalyo hanablyo aniga oo ah nimco rooble xasan
waxaan halkan hanabalyo qaaliya uga dirayaa
saaxiibadayda qaaliga ah siman axmed muxumad iyo
qaasin maxamed barkhad oo meherkoogu ka dhacay rays
hotel magaalada borama manat oy bishu tahay
08/09/2007
waxaanan leehay noqdo kuwii isku waara ee ubad
khayr qaba ilaahay isku siiyo aamiin aamiin
|
|
|
|
|
|
|
|
|