Waxaan halkani
hambalyo iyo bogaadin hawada u marinaynaa
Mudane c/karim Daheye Ismacil Iyo marwadiisa
Nimco Cilmi Faarax oo 16.09.07. meherkoodu
ka dhacay magaalada Rotterdam ee wadanka
holland
1. Saleebaan Daheeye Ismaaciil
2. Iid Daheeye Ismaaciil
3. Axmed Saciid Aw Ganboole
4. Max,ed Max,ud Aaye
5. Axmed Mux,ed Gorayo
6. Mux,ed Sh, Max,ud ( abu rass)
7. Bookh
8. Cali Cumar Jibril ( Budhle)
Waxaan Eebe Uga baryaynaa kuwii isku waara
ubad khayr lehna kala hela
Aaaaaaaamin Aaaaaaamiiiiiiiiiin
Aaaaaaaaaammmmmmmmmiiin