Boramanews@gmail.com

          

           Main Manu

   

Home

Music

Sports

Photo Gallery New

Contact Us

         
                                     
                                 

Ra’iisal Wasaare Butin oo soo dhisay golihiisa wasiirada

           (Updated:-Tue.13.May.2008)

Mosko(Bnn)Wararka ka imanaya magaalada Moskow ee dalka Ruushka ayaa kuwaramaya in ra’iisla wasaare Butin uu soo dhisay xukuumad cusub oo ay aad uga muuqdaan wasiiradii horey xilalkaas u hayey .

Ra’iisal wasaare Butin ayaa soo bandhigay liiska magacyada ay ka koobantahay wasiirada uu soo magacaabay .

Sergey lafroof oo horey u ahaa wasiirka arrimaha dibadda iyo Anaatooli Serdiyookoof oo ahaa wasiirka gaashaandhiga iyo

Alex kodrin oo ahaa wasiirka maaliyadda ayaan xilkooda loo daayey oo aanan wax xil kaqaadis ah lagu samayn .

Mr Butin ayaa u magacaabay Alexander Bortinikoof madaxa sirdoonka Ruushka ee loo yaqaan FSB.

                                  
                   
Google
 

html web counters
Super 8 Motels Coupons
Copyrights 2006 Boramanews.com All rights reserved.
Design by webmaster:- Mustafe Haji Mohamed Diiriye