waxaan marka
hore salaamaynaa bahda boramanews
marka xigta waxaan Hambalyo U diraynaa aroos
Arooska c/ salaam sh c/laahi sh cali jawhar
IYO aroosada Amiira cali cumar oo ka dhacay gobolka
chicago ee illinios iinuu ilaahay kuwa isku
waaro
ilaahay ha ka dhigo kuwa isku waaara
kaahiye hessein
nasradiin206@hotmail.com