anoo ah khadar cabdillahi jeermaan iyo
asxabtiisa oo ah ciyartoyda basket ball ka
ee Gobolka awdal Waxaa ay Hambalyo U
dirayaan Mudane Salim Abdilahi Qalinle
IyoNimco Cumar Miicaad Oo Meherkoodu
Kadhacay Magaalada Boorama todobadkan
gudihiisa Waxaanu Leenahay Reer kii Nagu
Nasee Lagu Naado alla ha ka dhigo .. Aamiin
Aamiin