Main Manu

   

Home

Music

Sports

Photo Gallery New

Contact Us

         
                                     
                                 

Tacsi inaalilaahi wa inaa raajucuun

           (Updated:-(Thu.14.Feb..2008)
 

Anaga oo mida dhalin yarada rer awdal ee. ku nool wadan yeman, gaar ahaan magalada sanca iyo taiz, waxan tacsi u diraynaa qoskii iyo qarabadii uu ka baxay Marxuun Xaaji Awnuur Muxumed Madar, oo maanta ku geeriyooday magalada Dubai.

Waxan leenahay alaha samir iyo iman hakasiiyo dhaman qarabadii iyo qoskii uu ka geeriyooday marxuunku iyo dhamaanteenba, isagana alaha janatul fardusa geeyo. aamin aamin aamin

dadka diraya tacsida

1.Cumar Maxamuud Qayaad (Xadaari)
2. Dr C/raxmaan Hoori
3.Dr C/raxman Muuse
4.Dr Maxamed Ducaale Cawaale
5. Muuse Daahir Yusuf (Gadh Gadh)
6.Maxamed Cawaale Axmed
7.Faysal Nuur Iidle
8. Nimcan Qalinle Axmed
9.C/qani Sh Cumar Madar
10.Cabdi Xuseen Axmed
11. C/naasir C/lahai
 

                                  
                   
Google
 

html web counters
Super 8 Motels Coupons
Copyrights 2006 Boramanews.com All rights reserved.
Design by webmaster:- Mustafe Haji Mohamed Diiriye