Main Manu

   

Home

Music

Sports

Photo Gallery New

Contact Us

         
                                     
                                 

A

           (Updated:-(Thu.14.Feb..2008)
 
TACSI:GEERIGIDII XAAJI NUUR MUXUMED

INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.   Anigoo ku hadlaya magacayga iyo ka reer Cabdisamad Qalinle waxaan halkan uga tacsiyeynayaa dhamaan ehledii uu ka baxay Marxuum Xaaji Nuur Muxumed Madar oo ku geeriyooday  Dubai.

Marxuumku wuxu ahaa shakhsi caanka ah Somaliland,wuxu ahaa maddaale karti badan.Wuxu ka mid ahaa aasaasayaashii Somaliland ee maskax iyo maalba uhurey siday cagaheeda isugu taagi lahayd.  

MarxuumkuWuxu muddo badan ahaa madaxa ururka bisha cas ee gobolka awdal.Wuxu ahaa ganacsade.Isku soo wada xooriyoo odey culusbaa reer Boorama iyo Somaliland-ba ka baxay.

Waxaan  Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumka ka waraabiyo Jantatual Fardowsa, qoyskii iyo qaraabadii uu ka tageyna uu ka siiyo Samir iyo Iimaan.

AAMIIN AAMIIN
 


 


 

                                  
                   
Google
 

html web counters
Super 8 Motels Coupons
Copyrights 2006 Boramanews.com All rights reserved.
Design by webmaster:- Mustafe Haji Mohamed Diiriye