Main Manu

   

Home

Music

Sports

Photo Gallery New

Contact Us

         
                                     
                                 

Tascsi

           (Updated:-(Fri.15.Feb..2008)
 
inaalilaah wa inaa ilaahi raajicuun.
 waxaan tacsi udiraynaa x. nuur muxumed madar, oo dhawaan ku geeriyooday dalka isu taga imaaraadka carabta( dubai) waxatacsidaas diraya anagoo  kala ah dadkan  hoosta ku qoran
 
1- cumar cabdi muxumed(ina cabdi gaab)
 
2- c/naasir x. daauud  warsame
 
3- cabdi bade diriye
 
4- ibraahin bade diiriye
 
5- mustafe maxamud cige
 
6- c/rashiid ducaale diiriye
 
anaga oo  joogna  dalka  south  africa , gaar ahaan  magaalada cape town
waxaaanu  tacsidaas  udiraynaa dhamaan qoyskii  iyo qaraabadii uu  ka tagay oo aan  leenahay  samir iyo iimaan  ilaahay  hayniga  siiyo, isagana     naxariisii  jano  ha ka waraabiyo , mar labaad aniga oo  ku  hadlaya magaca  reer  x. daauud warsame nageeye , waxaan   tcsidaas udiraynaa , qoyskii  uu  ka geeriyooday  samewade x. nuur muxumed madar  oo hawlo  samafal  ka soo  qabtay gobolka awdal iyo somaliland ba
ilaahay  ha unaxariisto  xaajiga, aamiin  yaa  rabi
 
By c/naasir   x.  daauud  warsame
south  africa
cape  town


 

                                  
                   
Google
 

html web counters
Super 8 Motels Coupons
Copyrights 2006 Boramanews.com All rights reserved.
Design by webmaster:- Mustafe Haji Mohamed Diiriye