Dhamaan
Qayska Reer Muxumed diiriye Waxaan Hambalyo
u diraynaan Mudane Salim Abdilahi Qalinle
Iyo Marwo Nimco Cumar Miicaan Oo Meherkoodu
Ka dhacay Magaalada Borama 2 .11. 2007 .
Waxaanu leenahay reer kii lagu nastee lagu
nagaado .. Ubad khayr qaba kala hela Amiin.
Dhamaan Magacyadooda oo kala ah .
Hooyo . Aamina Jaamac Goodaad Iyo Hooyo
Dahabo Hoori
Rahma Muxumed Diiriye Iyo Xaaskeeda
iyo Caruurteeda
Mahmuud Muhumed Diiriye iyo Xaaskiisa iyo
caruurtiisa
Ahmed Muxumed Diiriye Iyo Xaaskiisa iyo
Caruurtiisa .
Sacaada muxumed diiriye iyo Odagyeeda
Caruurteeda
Muuse Muxumed Diiriye iyo Xaaskiisa iyo
caruurtiisa ,,
Maxamed muxumed diiriye iyo Caruurtiisa
Aadan Muxumed Diiriye ..
Xaawa Muxumed Diiriye..
Ayaanle Muxumed Diidirye
Mustafe muxumed diiriye
samsam Muxumed diiriye
Jaamaca muxumed Diiriye
Fadxiya muxumed Diiriye
Dhamaan kala jooga .. Canada. NOrway .
Sweden .. Turkiga . Jibouti . Hargeysa .
borama . South Africa . Pakistan. USA .