|
|
|
|
|
|
|
AQOONYAHANADA
GOBOLKA GEESKA AFRIKA OO
DOONAYA IN XAL SIYAASADEED
LAGA GAARO ARRINTA KENYA
SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN |
|
|
|
(Updated:-(Mon.25.Feb..2008) |
|
|
|
|
|
|
Nairobi(Bnn)Talada ururrada
aqoonyahannada gobolka geeska Afrika ayaa
ugu baaqay kooxda uu hogaaminayo Kofi Anan
in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u gaaraan
xal lagu xalliyo xasilooni darrada
siyaasadeed ee ka aloosan dalka.
Gudoomiyaha daladda
aqoonyahannada Bariga Africa Mr Daniel
Ichang’i ayaa sheegay inuu aaminsanyahay in
heshiis ay gaaran labada dhinac ay taagero
buuxda ka heli doonaan bulshada rayidka ah.
waxa
baryahan nagu soo noqnoqonaayo in arimahan
siyaasadeed ii ku wajihana dalka afrika
waxana iswaydiin leh tolow xal ma loo hili
karaa ... waxa uu nuugui jawaabay mr anan in
ay jiraan dad ku kala tafaraaruqay waxaan
ku gudi jirnaa in aan kulan siino
dhamaam dadka ay raadka ay ku reebtay
siyaasadani.
Mr. Ichangi ayaa ka hadlaayey
shir jaraaid oo lagu qabtay Magaalada
Nairobi.
iyo madax
kale iyo waliba aqoonyahano aad fura badan
hasa ahaatee.
Aqoonyahanadan ayaa waxay
isugu jiraan Qareenno, dhaqaatiir,
kalkaaliyayaal iyo injineero.
Dr.Ichangi ayaa ku baaqay in
heshiiskii la gaaro la horkeeno
baarlaamaanka dalka si loo sharciyeeyo. wali
waxa halkaasi aan kala soconaa wariyahagii
aan hore iniigu sheegnay
Miss"Fadumoruush"oo ila hatan nooga soo
waramaysa dalkani kenya waxayna
tidhi...iyadoo oo waraysi kulul ku hayso
dhakhaatiirtii halkaasi ka soo qayb galay .
ayaa waxay ku jawaabayeen
hadallo dhawaantan ka soo baxay
siyaasiyiinta dalka oo sheegay in baaq kasta
oo isbadal lagu doonayo uu la jaan qaado
dastuurka dalka kenya .
Dr Ichang’i’ ayaa ku
taageeray hadaladiisa gudoomiyaha Ururka
Qareenada ee Dalka Law Society Of Kenya
Okong’o O’mogeni .
Boramanewsnetwork.
Faadumo Macallin
Abuukar (faadumoruush)
kenya Nairobi
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|