Main Manu

   

Home

Music

Sports

Photo Gallery New

Contact Us

         
                                     
                                 

XUBNIHII KOMISHANKA HEER GOBOL IYO DEGMO OO MARKII U HORAYSAY LA MAGACAABAY LAGUNA BILAABAY G/TOGDHEER

           (Updated:-(Mon.25.Feb..2008)
 

Burco(Bnn)Xubnaha waftiga Komishanka Qaran oo uu hogaaminaya Gudoomiye -Ku Xigeenka Komishanka Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa soo saaray qoraal ay ku qoran yihiin Xubnaha loo magacaabay in ay madaxda Komishan Heer Gobal iyo Degmo.

Warsaxaafadeedkaas oo dhignaa sidan waxaan ku soo gudbinaynaa qoraalkan xubnaha komishan Gobalka Togdheer sida uu dhigayo Dhaarinta Xubnaha Komishanka Gobalka Degmo in aad marisaan dhaarin wadareedka xeerku qeexay (Xeerka Doorashooyinka Madaxtooyada iyo G/Deegaanada.
Komishanka isagoo gudanaya waajibaadkiisa uu qeexay xeerka Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Deegaanada wuxuu magacaabay xubnaha Magacyadooda hoos ku qoran yihiin

Xubnahan ayaa dhamantood ah, kuwii ay hore u magacaabeen komishankii la bedalay,marka laga reebo gudoomiyaha gobolka oo isagu ku cusub hada.

Xubnaha Gobalka

1: Siciid Xaashi Yusuf                 Gudoomiyaha Komishanka Gobalka Togdheer

2: Kayse Maxamuud Warsame   Glkuxigeenka Komishanka Gobalka Togdheer

2: Cali Axmed Ismaaciil               Xoghayaha     Komishanka Gobalka Togdheer

Xubnaha Degmada


1: C/risaaq Maxamuud Guud Cadde        Gudoomiyaha Komishanka Degmada Burco

2: Khadar Kaariye Cunne                        G/kuxigeenka Komishanka Degmada 

3: Cali Jaamac Yusuf                               Xoghayaha Komishanka Degmada     

4: Khadar Cismaan Xirsi                          Hubiye Komishanka  Degmada Burco

5; Foosiya Jaamac Cilmi                     Tiriye Komishanka     Degmada Burco

6: Saynab Yusuf Siciid                              Tiriye Komishanka    Degmada Burco

Saxeexayaasha Komishanka Doorashooyinka Qaranka    

1: Xirsi Cali Xaaji Xasan
                    Gu/kuxigeenka Komishanka Qaranka

2; Maxamed Ismaaciil Maxamed        Xubin Komishanka Qaranka

3: Xasan Maxamed Cumar                 Xubin



SOurce Togdheernews

                                  
                   
Google
 

html web counters
Super 8 Motels Coupons
Copyrights 2006 Boramanews.com All rights reserved.
Design by webmaster:- Mustafe Haji Mohamed Diiriye