|
|
|
|
|
|
|
Raul Castro oo loo doortey
madaxweynaha dalka Cub |
|
|
|
(Updated:-(Mon.25.Feb..2008) |
|
|
|
|
|
|
Raul
Castro oo ay walaalo yihiin Fedeal castaro
ayaa shaley loo doortey madaxweyhaha cusub
ee wadanka Cuba, isagoo noqonaya
madaxweynihii ugu horeeyey ee Cuba yaalato
mudo 50 sano ah iyadoo mudadaasina uu
xukunka hayey Fedel Castaro oo isagu haatan
xanuun iyo gabow ugu jira Isbitaal.
Golaha baarlamanka wadanka Cuba ayaa u
doortey Raul Castaro madaxweynaha cusub
iyadoo ninkan mudo ku badan sanad soo
maamulayey wadanka ka dib markii walaalkiis
madaxweynihii hore ee Cuba Fedal Castro uu
xanuun ba’an la soo dirtey.
Raul Castaro oo 76 sano jir ah ayaa wuxuu u
doortey madaxweyne kuxigeen Machado Ventura
oo isagu ah nin da’a ah 78 sano jir ah.
Madaxweynaha cusub ayaa markii la doortey
hadal uu u jeediyey kumamaan dad ah wuxuu
sheegay in madaxweynihii hore Fedal Castaro
oo 81 sano jir Isbitaal jiifa ah ay kala
tashan doonaan hogaaminta iyo siyaasada
dalka.
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|