Main Manu

   

Home

Music

Sports

Photo Gallery New

Contact Us

         
                                     
                                 

Qurba Jooga Beesha Reer Nuur oo Taageeray Baaqii Suldaanka Guud.

           (Updated:-(Mon.25.Feb..2008)
 
Waxaan hambalyo iyo bogaadin la soo koobi Karin u diraynaaa suldaanka guud ee beesha reer nuur suldaan saleebaan cali Ismail, waxgaradka iyo aqooyahanada kale ee sida geesinimada ah uga soo horjeestay go,aankii lagu magacabay xubnaha  golayaasha heer gobol iyo degmo ee guddiga doorashooyinka iyo diiwaan galinta ee gobolka Awdal.

Waxaan leenahay waa halkaad is dhigtaan iyo waxaad qabsataan ,anagu hiil iyo hooba waan idinla garab taagnahay,waxaad xaq u leedihiin raadsada,idinkoo wada jira.kana shaqeeya midnimadiina.aduunkan waa waxaad goosato,ee ma jiro wax la isasa siiyo

     Waxan ognahay inaan wali dhulkeenii la dhisin,oo xataa la soo hadal qaadin,waxan u baahnahay inaan bilowno dib u dhiskii dhulkeena inagoo la kaashnayana qaranka Somaliland.

Hadaba dhamaan jaaliyada taageerada siiyay go, aankii suldaanada iyo aqoonyahanada ayaa qaar ka mid ah oo na soo gaadhsiiyeen magacyadooda, sida jaaliyada Canada .gaar Toronto,Ottawa,Iyo Alberta 

Waxan kale oo Telephone kuwada xiriiray dhamaan Bah-waynta Reer nuur ee Maraykan degan waxanay soo wadaan hambalyadooda,gaar ahaan magaalooyinka ,S.Joseh,Chigaco,Dallas iyo Washington area. 
 
 

1-Cabdi Salaam Haji Ahmed Nuur   Toronto

2-Ibrahim Ahmed Cabsiiye

3-Cali Gaas Sugaal

4-Corenal Cumar Sheekh Mahamed Faarax  (Cumar Yare)

5-Prof  Dayib Ibrahim Nuur

6-Saciid Qalinle

7-Mahamed Xaji Yuusuf   (Beedaani)

8-Eng-A/raxmaan Xaaji Yuusuf ( Beedani)

9-Cabdi Xaaji Abiib Mahamed Mooge

10-Haji Mahamed C/salaam Nuur

11-C/raxmaan Coofle

12-Axmed Dagaal madar

13-Axmed Axmed Cabsiiye

14-Corenal Caynaashe

15-Corenal Xasan Xuseen

16-Cumar Aw Cabdi (cumar Hindi)

17-Xuseen Ismail

18-C/waasic Dayib Sheekh Maxamed

19-Dr Maxamuud Tani           Ottawa

20-Dr Mahamed Nuh Ali

20-Abdi Barkhad Ismail

21-Cabdilahi Ibrahim Haji Xuseen

22-Xasan Xuseen Miigane

23-Harawe Sheekh Cumar Good

24-Saleeban Cabdi Dugsiye

25-Axmed Cabdi Dusiiye

26-C/qaadir Abiib Qalinle

27-Maxamed C/raxmaan Cilmi

28-C/wahaab Xaaji Hadliye

29-Cumar Kaamil Samater

30-Cabdilaahi Maax Shoodhe

31-Cabdi Kariim Xaaji Ibrahim Nuur

32-Maxamed Dayib Sheekh Maxamed

33-C/qani Sheekh Muxamed Faarax

32-Faysal Cumar Kaahin (Geeljire)

33-Rashiid Aw nuur xirsi

34-C/raxmaan Cumar Kaahin (Baqare)

35-C/raxmaan Maxamed Barkhadle

36-Rashiid Xasan Ahmed

37-Cumar Xuseen Muumin

38-Cilmi Caydiid Cilmi

39-Maxamuud Cabdi Xaashi 
 
 
 

40Cali Sheekh Cumar sheikh Muuse—Alberta

41-Maxamed Cismaan Dhiirane

42-Kamaal Nuur Axmed

43-Rashiid Cabdi Dugsiiye

44-Cumar Ismail Sheekh Mahamed

45-Khadar Diridhabaawi

46-Axmed Garaad

47-Axmed Cabdi Fanax

48-Shiine Qaaruun

49-Maxamed Cabdi Cimi (Kuwayti)  

50-Sacad Xaashi Maxamed 
 

51-Cumar C/salaam Nuur 
 

53-Axmed C/salaam Nuur 
 

54-C/qaadir San-Case 
 

555-Maxmed Cabdi Gudaal 
 
 

Waxan Leenahay tusan wanaag wadashi walaalnimo 
 

Waa Bahwaynta Nuur-Yoonis ee Canada 
 

WA-BILAAHI TAWFIIQ 
 

Axmed  Gudaal Toronto Canada 
 

 

                                  
                   
Google
 

html web counters
Super 8 Motels Coupons
Copyrights 2006 Boramanews.com All rights reserved.
Design by webmaster:- Mustafe Haji Mohamed Diiriye