Main Manu

   

Home

Music

Sports

Photo Gallery New

Contact Us

         
                                     
                                 

"Ma jiro Banaanbax Aan ku taageerayno  Senator Barack Obama". Culuma Udiinka Wajeer

           (Updated:-(Sat.1.March..2008)
 

Wajeer(Bnn)Culumaa,udiinka magaalada wajeer ee gobolka ay soomaalidu degto ee Kenya oo gaashaanka u daruuray in ay sameyn doonaan banaanbax lagu taageer sanyahay Senator Barack Obama.

Sheikh Cubeyd oo ah gudoomiyaha daladda culumada Supkem ee magaalada wajeer ee gobolka woqooyi bari Kenya ayaa xaqiijiyay in aysan qaban doonin banan baxaasi.
sida ay wararka kale shegayaan.

qeybo ka tirsan shabakadaha caalamka ayaa malmahaan qoraayey warbixino sheegaya in dadka reer wajeer ay soo abaabuli doonan banaanbax ay ku taageerayaan Barack Obama oo isaga tartan ugu jira madaxtinimada dalka Mareykanka.
sida ay noos heegtay wariyahada Miss:fadumoruush" oo ahlkaasi nooga soo waramaysay waxayna tidhi.

Balse bananbaxani oo la sheegay in la qaban doono maanta oo sabti ah ayaa aan dhicin wali iyadoo oo labada dhinacba aay u tagan yihiin abaabulkeeda arintan iuyada ah.

Sheikh Cubeyd ayaa sheegay in arintani ay aheyd mid aysan waxba ka jirin.
waxa kaloo ay tiri fadumoruush iyadoo oo halkaais ku waraysatay dadka howshani gabi ahaan toodba ku guda jira oo ay waydiisay sidan miyaad xal moodeen .
waxa uu ugu jawaabay ninka uu sharci kaa rebibin gacataada ayaad kaga caano maalaysaa
warar kaleeto oo sheegay arimahan kenya oo wali aan gaadhin sidii la ravbay

Sheikh Cubeyd Gudoomiyaha Daladda Supkem ee Wajeer ayaa sheegay in culumaa,udiinka magaalada Wajeer ay arintaasi ka yeesheen kulamo xasaasi ah oo looga soo saaray baaq ah in aysan jirin wax mudaaharaadyo oo qabsoomay.
hase ahaate waxa aad looga shiki qabaa manta oo sabti ah in ay dhici doonaan arimahan soo jeetamayay .

Barack Obama ayaa horaantii sanadkii 2006_dii booqasho ku yimid magaalada wajeer.

sawir oo Obama uu xernaa dharka oday dhaqameedka soomaaliyed oo uu ku qaatay wajeer ayaa muran ka dhalisay dalka mareykanka iyadoo lagu eedeeyey in Obama uu muslim noqday.

Faadumo Macallin Abuukar (faadumoruush)
(BNN)Boramanewsnetwork

                                  
                   
Google
 

html web counters
Super 8 Motels Coupons
Copyrights 2006 Boramanews.com All rights reserved.
Design by webmaster:- Mustafe Haji Mohamed Diiriye