|
|
|
|
|
|
Ururka wadamada islaamka ee
(OIC) oo kulan looga doodayo
xaalada Soomaaliya ku
yeelanaya Sanca
|
|
|
|
(Updated:-thu.08.May.2008) |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
SANA'A,BNN- Waftiyo ka socda
ururka Islaamka ee Organization of Islamic
Conference (OIC) ayaa maanta isugu imaanya magaalada
Sanca ee wadanka Yeman si ay uga xaajoodaan xaalada
foosha xun ee ka taagan Soomaaliya.
Shirkan aya isugu imaanayaan maanta wadamada
Muslimiinta ayaa waxa lagaga doodayaa sidii la isugu
keeni lahaa kooxaha isku haya Soomaliya,iyo sidii
wafti ka socda ururuka islaamka loogu diri lahaa
wadahadalada Sabatiga ka furmi doona magaalada
Jabouti ee wadanka Djabouti.
Wadahadalada dawlada kumeelgaadhka ah ee Soomaliya
iyo kooxaha mucaaradka ee sabtiga ka furmaya
jamhuriyada Jabuuti ayaa la filayaa in lagu xaliyo
dhibaatada mudada dheer ka taaganayd
Soomaliya,taasoo xal loo waayey.
Shirkaas oo ay qaramada midoobay soo qaban
qaabisay,ayaa waxa la filayaa inay soo xaadiraan
wakiilo ka socda qaramada midoobay,ururka
Afria(AU),Ururuka carabta(AL),iyo weliba ururuka
Yurub ee (EU).Source
afnugal.
|
|
|
|
|
|
|
|
|