Waxaaan hambalyo iyo boogaadin
u diraynaa arooska iyo
aroosada uu dhawaanCaruuska c/kariin
daheeye ismaaciil iyo
caruusada nimco cilmi faarax
Arooskoodu ka dhacay wadanka
holand gaar ahaan magalada
Rotterdam . taarikhdu markay
ahayd 16/09/2007,
Waxaan illahay uga baryaynaa
in ay noqdaan kuwii isku waara
ilahay
Ha ka dhigo wiil iyo caano
gabadh iyo caano .
Waxa halkan hambalyo uga
diraaya jaaliyada reer awdal
ee ku nool dalka
Holand,arooska iyo aroosada c/kariin
daheeye ismacil and nimco
cilmi farax
1. Maxamed Muumin Farad
2. Mawliid Xirsi Cige (Dacawo)
3. C /Raxmaan Cali Rooble (Kamaando)
4 .C/Kariin Maxamed Faarax
5. Axmed Carab Daa,Uud
6 .Khadar Yuusuf Ibraahim
7 .Samatar Xamse Aadan
8. Cabdiqaadir Baabuloo
9. Muuse Cabdi Miicaad
10. Samaroon Siciid Aamin
11. Maxamed Aare
12. Cabdiqani C/Laahi Faarax
13. Mustafe Cabdi Xabashi
14. Axmed Siciid
15. C/Risaaq Ibraahim Cabdi
Bakaal
16. Shire Muuse Jaamac
17. Khadar Xuseen Maydhane
Fajac
Noqda kuwii isku waree ubad
khayr qaba kala hela …..aamin
aamin aamin