|
|
|
|
|
|
|
fadlan qoraalka waxaa is ka
leh qoraaga ku saxeexan, not
for "mukhtar Awdalli"
By
Abdifatah Dahir
cige ( cairo) |
|
|
|
(Updated:-(Thu.29.Nov.2007) |
|
|
|
|
|
|
galad eebe
weeyaan hada garasha nootimid laga kacay
ganoodkii lahaleelay guushii gobolana
kubiireen gayigeena maantoo lago,aanshay
taladii la isla garanayna hadalkii
laxamdulilaaah markastaba ilaahay ayaan
mahada ucelinaynaa umadwaliba aayaheega inay
kataliso iyadaa leh waxaana muhiima amaaba
waajiba daryeelka dhulkooga hooyo iyo
kashaqaynta mustaqbalkiisa dhaw iyo
kadheerba aaan udhaafa dulucdee waxaan
maanta faan rayn rayn iyo niyadsamiba noo ah
labada gobol ee kusoo biiraya gobolka awdal
horaanta sanadka soosocda 2008 goboladaas oo
lamataanoobi doona gobolka awdal waxaana
ammaan gaara leh gudida kasoo shaqaysay
fikirkaas gaar ahaan ragii sida joogtada ah
uga qayb galayay shirkii kadhacay magaalada
attowa ee dalka canada iayagoo waliba afarta
kufiiqay inay ahayd arin miiska dulyaalay
mudaba oo ubaahnaa uun kalatuurid iyo amba
qaadid waxaana xusid mudan inaa labadaas
gobol ee kusoo biiraya gobolka awdal
magacdooda loobaandhigay dadka reer awdal
meelkasta oo ay joogaanba si uu qofwalba
argtida ugaarka ah uga dhiibto runtii anuu
waxaan kamidka ahaa dadkii sida aadka ah
iskugu hawlay inay keenan magacdaa hadana
odhanmaayo nasiibdaro nasiib wanaag waxaa
iiga horeeyay magacdii walaaalkay caateeyeh
oo kumagacdheer hiildan joiogana dalkan
ingiriiska runtiina waaaan kutaageerayaa
walaalkay ra,yigaas wanaagsan labada gobol
ee uu kadhwaaajiyay magacdooduna waalaba
gobol oo uqalma inay qaataan magacdaas sida
ay ukala qaadanayaana maansadayda ayaan
waxkaga sheegi doonaa waxaanan leehay waaar
reer awdalooow waaabaa baryaaa bal toosa
isgarabqabsada oo xaqiina xishood iyo cabsi
midna ha uga joogina ficil iyo dareen yeesha
sidaa aad maantaba ugarateen inuu gobolkiina
uqalmo 3 gobol ugarta wixii kasta ee aad xaq
uleedihiin bal hadana kusoo
dhawaadaqadarkana yar ee maansadaa
daayinbaa awood loo
dunidani abuurteeee
waxa daabad joogtana
isagay udiranyiin
dan ayuu kaleeyahay
kuma dayn sidaasiye
ninba daan ayuu dhigay
waxa lagu ducaystaaa
deeq lagu tilmaamaa
barya lagu dakeeyaaa
waa dalkaaga hooyoo
loodiido foolxumo
laga daaho baylihid
ladaboolo baahida
lamideeyo danahanoo
laga duulo meel qudha
isku digasho laga tago
qabiilkaa dadkala dila
dawadiisaa loohelo
dawlad waa makaahiil
laga daayo hadalkiyo
dulmi bay sameeyaaan
waxka daran ayaa jira
hakudaalin gacaliye
doorbida walaalnimo
daba socod warmaahee
daba furid inaga reeb
soodabaala xaajada
aan kudiiirsanee wada
inkastuu dareen yimid
doorta gobol laleeyahay
waa dahab warkaasiye
damaashaad haloo rido
dabin qool halaga jiro
digtooonoow nin diidoow
darmadaa inatay gu,in
naga durugtu ay dhicin
dagaal ficiltan uu uu dhicin
inta diga gub uu iman
laba dawladoodoo
isku dirira daash qudha
kadilaacin meel qudha
aan udhaafa dulucdeee
sidaan doonay waxa yidhi
waxa doortay magacdiii
degta saartay guushiii
ninka doodayaa jirin
dadoow hiildan weeyee
damacyuu iniga galin
bal udhaga dalooloo
deg deg magacu uma bixin
duntu way isku xidhantahay
darajee garrgooorray
degma saylac maahine
ogow maanta dabadeed
waa gobol dargaara leh
dhaqaalaha dalkiisana
udiyaara qaybtiis
dacalkeeda boorama
sogsoglayna darajee
dalan dool mawado hadal
daljiraan u,ahay doob
iskuduub intaasina
ogow maanta dabadeed
waaa gobol dar gaara leh
dhaqaalaha dalkiisana
udiyaara qaybtii
gobolkaan dabuubtiyo
dood ay kataagnayn
bakki baa udallaayada
awdal weeyi daaantaas
ogow maanta dabadeed
waa gobol dargaara leh
dhaqaalaha dalkiisana
qoraaga dhanbaalka
Abdifatah Dahir cige ( cairo)
mudane_22@hotmail.com
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|