Taliyihii Ciidamada Dalka Kenta Iyi Saraakiil sarsare Oo Ku Geeriyooday Shil Diyaaradeed
Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa sheegay in taliyihii ciidamada milateriga ee dalkaasi iyo sagaal qof oo kale inay ku dhinteen shil diyaaradeed oo dhacay...
Maraykanka oo hor-istaagay in Falastiin ay xubin buuxda ka noqoto Qaramada Midoobay
Maraykanka ayaa Khamiistii codka diidmada qayaxan u isticmaalay qaraar ay soo diyaarisay Qaramada Midoobay, kaas oo jidka u xaadhaya in xubinimo buuxda la siiyo dawlad...
Isreal Oo Saaka Weerar Ku Qaaday Dalka Iran Iyo Faahfaahino Ka Soo Baxaya Weerarkaasi
Israa’iil ayaa weerar gantaal ah waabarigii hore ee Jimacaha maanta ah ka fulisay gudaha Iran, sida ay sheegtay warbaahinta Maraykanka, iyada oo soo xiganaysa saraakiil...