Main Manu

   

Home

Music

Sports

Photo Gallery New

Contact Us

         
                                     
                                 

Tacsiyaha iyo baroordiiqa kusocda qoyskii
Marxuun Xaaji Nuur Muxumad Madar - Aw-Nuur

  
 

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHIRAAJICUUN.

Anagoo Kala ah .

1-Axmed cabdi dugsiiye iyo xaaskiisa
2-suleymaan cabdi dugsiiye iyo xaaskiisa
3-rashiid cabdi dugsiiye iyo xaaskiisa
4-ilhaam cabdi dugsiiye iyo reerkeeda
5-foosiya cabdi dugsiiye iyo reerkeeda . ookala jooga kanada sacuudiga iyo s/land waxay tacsi udirayaan EDDO KHADIIJA WARSAME MIXILE IYO DHAMAANBA CARUURTEEDA,EHELADA IYO ASXAABTII uukageeriyooday allaha unaxariistee X.NUUR MUXUMED MADAR oodhawaan kugeeriyooday dalka imaaraadka ,ilaahay janadii fardawsa hakawaraabiyo marxuumkaasi inagana samir iyo iimaan ha inaga siiyo AAMMIIN.

___________________________________________________________________________________
 

Inaa Lilaah Wa Inaa Ilaahi Raajicuun: Dhamaan bulshada reer Awdal ee ku nool North America waxay tacsi tiiraanyo u diraynaa xaaskii iyo ehladii uu ka geeriyooday marcuum Alaha u naxariistee XAAJI NUUR MUXUMAD MADAR (AW NUUR).
Ilaahayna waxaan uga baryaynaa inuu naxariistii jano kawaraabiyo.
Aaaaamiin......

________________________________________________________________________
inaalilaah wa inaa ilaahi raajicuun. waxaan tacsi udiraynaa x. nuur muxumed madar, oo dhawaan ku geeriyooday dalka isu taga imaaraadka carabta( dubai)  Read More
____________________________________________
Inaa lilahi wa inaa ileyhi raajicuun !!!!!

Amoud Foundation iyo hawl-wadeenadeeduba, waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyody allah ha unaxariistee Xaaji Nur Muxumad Madar - Aw-Nur; Waxanu Ilaahay uga baryeynaa Marxuumka inuu jannaddi ka waraabiyo, eheladiisiina Samir iyo Iiman ka siiyo.

Abdi D. Aye
Amoud Foundation
____________________________________________
INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.   Anigoo ku hadlaya magacayga iyo ka reer Cabdisamad Qalinle waxaan halkan uga tacsiyeynayaa dhamaan ehledii uu ka baxay Marxuum Xaaji Nuur Muxumed Madar oo ku geeriyooday  Dubai Read MOre
____________________________________________
Anaga oo mida dhalin yarada rer awdal ee. ku nool wadan yeman, gaar ahaan magalada sanca iyo taiz, waxan tacsi u diraynaa qoskii iyo qarabadii uu ka baxay Marxuun Xaaji Awnuur Muxumed Madar, oo maanta ku geeriyooday magalada Dubai. Readmore
____________________________________________

 

                                  
                   
Google
 

html web counters
Super 8 Motels Coupons
Copyrights 2006 Boramanews.com All rights reserved.
Design by webmaster:- Mustafe Haji Mohamed Diiriye