Main Manu

 

Home

Music

Sports

Photo Gallery New

Contact Us

         
                 

Bnn Hambalyada

                 Hambalyo
              Hambalyo Aroos

Tahniyad Dhalasho
wacays yousuf cige iyo ayaan xareed nuur oo uu wiiiil ugu dhashay carliga maraykana

Hambalyo Meher Waxaan Hambalyo Udiraynaa
Jaamac daahir hassan & fartuun maxamad axmed

Hambalyo Meher Waxaan Hambalyo U Dirayaa
 Mustafe yuusuf cali  iyo nimco mahamad barkhad

Hambalyo Meher
waxaan hanablyo u dirayaa saaxiibadayda qaliga ah siman axmed muxumad iyo qasin maxamed

Hambalyo Meher
waxaan halkan hanabalyo qaaliya  uga dirayaa saaxiibadayda qaaliga ah siman axmed muxumad iyo qaasin maxamed barkhad

Hambalyo Dhalasho
Bahda Bnn Waxay Hambalyo U dirayaan Prof: Muuse Moh`ed diiriye Iyo Dr: Nimco Aadan islaaciil Oo gabadhi Ugu Dhalatay Magaaalada Hargeysa 5.Sep.2007 Gabadhaas Oo Laagu Magacdaray Daray (Asma) Waxanu Leenay Tii dadkeeda diinteeda iyo dalkeedaba anfacda ale haka yeelo
Aaammiin

Hambalyo Aroos Waxaan Hanbalyo Aan la Soo Koobi Karin u Dirayaa Mudane Cabdixakiin Cige
Cabdi Iyo Caruusada Nimco Rooble Xasan

Hambalyo Aroos Aniga oo ah wihiib ahmed mohumed.   waxaan halkani uga hanbalyaynayaa  arooska mudane: cabdixakiin cige cabdi iyo aroosada marwo: nimco rooble xasan

Hambalyo Aroos waxa aan  hambalyo iyo bogaadin aan  la soo koobi  karin hawada umarinaynaa faarax  cabdi  ismaaciil iyo samsam  muxumed aadan

Hambalyo Aroos Waxaan Hanbalyo Aan la Soo Koobi Karin u Dirayaa Mudane Cabdixakiin Cige
Cabdi Iyo Caruusada Nimco Rooble Xasan

Hambalyo Aroos Aniga oo ah wihiib ahmed mohumed.   waxaan halkani uga hanbalyaynayaa  arooska mudane: cabdixakiin cige cabdi iyo aroosada marwo: nimco rooble xasan

Hambalyo Aroos waxa aan  hambalyo iyo bogaadin aan  la soo koobi  karin hawada umarinaynaa faarax  cabdi  ismaaciil iyo samsam  muxumed aadan

Hambalyo  Meher Waxaan dhambaal hablayo ah hawada u marinaynaa Mudane Xuseen Jaamac Cabdilaahi (Xuseen Wadaad yare) iyo Marwo Faadumo Cismaan Aadan

Hambalyo Meher waxan halkan hanbalyo iyo salan diiran hawda u marinayaa (c/xakiin cige cumar & nimco rooble xasan)

Anagoo ah dadka magacdoodu hoose ku qoran yihiin waxaan dhambaal hablayo ah hawada u marinaynaa Mudane Xuseen Jaamac Cabdilaahi (Xuseen Wadaad yare) iyo Marwo Faadumo Cismaan Aadan

Hambalyo Meher waxan halkan hanbalyo iyo salan diiran hawda u marinayaa (c/xakiin cige cumar & nimco rooble xasan)

Hambalyo Dhalasho:
Dhamaan reer Xaaji Daa,uud meel walbay aduunka ka joogaanba waxay hambalyo aad u qiimo badan u dirayaan  Asma Xaaji Daa,uud iyo saygeega Dr Mustafe Ileeye Jimcaale
  ILHAAN CALI JAAMAC
iyo
MAXAMED JAAMAC AXMED[AXMED ALLEEL]
oo meherkoodu ka dhacay magaalada London
Read More

Habalyo ku socota lixda gobol ee somaliland
By maxamuud cabdilaahi

Hambalyo 18 may
By ducaale jaamac

Waxan halkan hambalyo ugadiraynaaaa... Abdirahmaan Ibrahim Ahmd Iyo Muna Abdilahi Ahmed

Hambalyo Meher
hambalyo iyo bogaadin u dirayaan HASSAN ABDI KULMIYE IYO AYAAN YUSUF HASSAN oo uu meherkoodu ka dhacay magaalada Calgery ee gobolka Alberta Canada

Hambalyo Aroos
Waxaan hanbalyo u diraynaa boqorka Xasan Cabdi Kulmiye & boqorada Ayaan Yuusuf Xasan oo meherkoodu ka dhacay calgaria,alberta dalka Canada oo aan leenahay aroos wacan Read more

Hambalyo Meher
Dhamaan Qayska Reer Muxumed diiriye Waxaan Hambalyo u diraynaan Mudane Salim Abdilahi Qalinle Iyo Marwo Nimco Cumar Miicaan Oo Meherkoodu Ka dhacay Magaalada Borama 2 .11. 2007 Read MOre

Hambalyo Meher
anoo ah khadar cabdillahi jeermaan iyo asxabtiisa oo ah ciyartoyda basket ball ka ee Gobolka awdal Waxaa ay Hambalyo U dirayaan Mudane Salim Abdilahi Qalinle IyoNimco Cumar Miicaad.. Read More

Hambalyo Aroos
waxaan Hambalyo U diraynaa  aroos Arooska c/ salaam sh c/laahi sh cali jawhar IYO aroosada Amiira cali cumar oo ka dhacay gobolka chicago ee illinios Read MOre

Hambalyo Meher
Dhamaan Qayska Reer Muxumed diiriye Waxaan Hambalyo u diraynaan Mudane Salim Abdilahi Qalinle Iyo Marwo Nimco Cumar Miicaan Oo Meherkoodu Ka dhacay Magaalada Borama 2 .11. 2007 Read MOre

Hambalyo Meher
anoo ah khadar cabdillahi jeermaan iyo asxabtiisa oo ah ciyartoyda basket ball ka ee Gobolka awdal Waxaa ay Hambalyo U dirayaan Mudane Salim Abdilahi Qalinle IyoNimco Cumar Miicaad.. Read More

Hambalyo Aroos
waxaan Hambalyo U diraynaa  aroos Arooska c/ salaam sh c/laahi sh cali jawhar IYO aroosada Amiira cali cumar oo ka dhacay gobolka chicago ee illinios Read MOre

Hambalyo Meher
Dhamaan Bahda BNN Waxay Hambalyo  U dirayaan Mudane Salim Abdilahi Qalinle IyoNimco Cumar Miicaad Oo Meherkoodu Kadhacay Magaalada Boorama Maanta  Waxaanu Leenahay Reer kii Nagu Nasee Lagu Naado .. Aamiin

Waxaan halkani hambalyo iyo bogaadin hawada u marinaynaa Mudane c/karim Daheye Ismacil Iyo marwadiisa Nimco Cilmi Faarax

Waxaaan hambalyo iyo boogaadin u diraynaa arooska iyo aroosada uu dhawaanCaruuska c/kariin daheeye ismaaciil iyo caruusada nimco cilmi faarax

Habbalyo aroos

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa  C/fataax Xuseen Daahir IYO Faadumo Maxamed Xasan Sh. Cumar

Hambalyo Meher

Waxaan Hambalyo U diraynaa Mudane, Maxamed Xuseen Maxamuud iyo Marwo Faadumo X. Xamud Jibril Oo Degan Dalka Maraykanka Meherkooduna ka dhacay Magaalada Boorama

          Hambalyo Aroos

Arooska Cabdifataax xuseen daahir iyo faaduma mahamed hasan oo arooskoogu ka dhacay magaalada boorama

     Hambalyo Aroos

 Dhamaan qoyska reer Kahin waxay hambalyo u dirayaan mudane: C/FATAAX HUSSEIN DAHIR iyo marwo: FADUMO MOHAMED HASSAN

       Hambalyo Aroos

Dhamaan Qoyska Reer Daahir Ojor Waxan Hanbalyo u dirayaan, Guleed Jibriil Tukaale Iyo Raxma Xaaji ismail Jibriil

       Hambalyo Aroos

Waxaan Hambalyo U diraynaa Arooska mudane.c/ fataax xuseen dahir Iyo marwo. faadumo maxamed xasan

 Hambalyo Maher

Waxaan Hanbalyo u Dirayaa Arooska ( Guuled Jibriil Tukaale & Raxma Ismaaciil
Tukaale )

       Hambalyo Meher

Anagoo ah jaaliyada Egypt qahira waxan halkan hambalyo uga diraynaaa meherka Siciid Maxamed Daahir   Iyo Marwo Ahmed Siciid 

       Hambalyo Meher

Waxa aan halkan hambalyo uga diraynaa  Guleed jibriil tukaale iyo Raxma ismaaciil jibriil

 Hambalyo Maher
Waxaan hambalyo qaali ah u diyayaa Arooska Mudane Cabdillahi Haji Maxamuud Jibril iyo Mrwo Nimco Xuseen Cali

 Hambalyo Meher
Waxaan halkan hambalyo uga direynaa mudane Cabdillaahi xaaji maxamuud jibriil iyo marwo naciimo xuseen cali

HAMBALYO & BOGAADI
بسم الله الرحمن الرحيم  Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga direynaa Mudane Cabdilaahi Xaaji Indhanuur iyo Marwo Naciimo Xuseen Cali

 Hambalyo Meher
Waxaan halkan hambalyo uga direynaa mudane Cabdillaahi xaaji maxamuud jibriil iyo marwo naciimo xuseen cali

HAMBALYO & BOGAADI
بسم الله الرحمن الرحيم  Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga direynaa Mudane Cabdilaahi Xaaji Indhanuur iyo Marwo Naciimo Xuseen Cali oo Meherkoodu ka dhacay Magalada Borama 

Bahda ardayda University of Engineering & technology Lahore Pakistan, Waxay hambalyo u dirayaan Mudane Abdilaahi Xaaji Maxamuud Jibriil. Cabdilaahi Indhanuur Iyo Marwo Naciimo xuseen cali .....

Waxaan hamlayo u dirayaa Arooska Mudane Cabdillahi xaji Maxamuud Jibril &
Marwo Nimco Xuseen Cali


Hambalyo
Axmed Muuse Jibriil
 iyo Haboon Axmed Ismacil
oo ka dhacay Rays Hotel ee magaalada Borama
Read More + Picture's

Hambalyo Aroos
Dhamaan dadkaasi oo kala jooga Sweden, United Kingdom iyo Gabiley iyo Hargaysa ayaa waxay hambalyo halakan uga soo gudbinayaan Axmed Xasan Ayaanle (Ahmed Dahir) iyo Farxiya Cali Ciidle oo arooskoodu ka dhacay Gabiley 16kii July 2007

Tahniyad Ku Socota Arooska Ibraahim maxamed cabdaleh bakayl
 iyo
Aroosada Nimco C/salaam cumar cigaal

Read More

   

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

          

            Advertising

   

   

     

html web counters
Super 8 Motels Coupons
Copyrights 2006 Boramanews.com All rights reserved.
Design by webmaster:- Mustafe Haji Mohamed diiriye