Tuesday, 13 November 2018 15:28

Tacsi Tiiraanye:- Allaah Ha Naxariistee Waxaa Maanta Magaalada Borama Ku Geeriyaatay Saxarla Xasan Buuni

13/12/2018(BNN) 

Inaalilaah Wa inaa ilayhi Raajucuun
Tacsi Tiiraanyo Leh
Anagoo kala ah
1.Siraad Omar Dubad
2.Ali Aare Osman
3.Abdirahman Abiib
4.Safiya Omar Dubad
5.Suaad Kabadhe
6.Qamar Omar Dubad.
7.Aasha Mohmed Siciid
Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u Diraynaa Marxuunad Saxarla Xasan Buuni oo ku geeriyootay Borama 13.12.18 dadeeduna ahayd 79.
Waxaan Ilaah uga baryaynaa in uu Janatul Farduusa ka waraabiyo Ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo Iibaan ka siiyo.
Aamiin Aamin Aamin

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree