Main Manu

   

Home

Music

Sports

Photo Gallery New

Contact Us

         
                                     
                                 

Ururka Isku Xidhka Jidadka Awdal
Awdal Roads Association Network
(-ARNA-)

      

Ma ogsoontahay in Ururka ARNA ay suurta galisay in dariiqa isku xidha Dilla iyo Boorama loo socdo 20 Daqiiqo, iyadoo markii hore saacad iyo in ka badan loo socon jiray .

Ururka ARNA Dibad iyo Gudaha Wax taakuleyn ah oo ay ka heleen ma jirto marka laga reebo Shirkada Telesom iyo qaar kamid ah Jeebabka Mas'uuliyiinta ARNA ku bahoobay.

Ururka ayaa wajiga labaad usoo jeesanaya sidii Laami loo saari lahaa wadada isku xirta Dilla iyo Borama oo uu haatan ururka u fakirayo.
Hadaba cidii jecel inay gacan ka heysato howlahaan adduun iyo aakhiraba faa'iidada leh ee horumarka gobalka Awdal haka Xidhiidho Ururka Arno


Xafiiska: 002522613330
Guddoomiyaha ARNO Mudane Cabdi Maxamed Muuse Tel: 0025224456196
Guddoomiye K/xigeenka ARNA C/qaadir Aadan Nuur Tel: 0025224452002

Email: arnaawdal@gmail.com








Xarunta Ururka Arna

Bahda Ururka Arna



 Sawriada Xafladii Ku Dhidibada Loogu Taagay Ururka Arna

                                  
                   
Google
 

html web counters
Super 8 Motels Coupons
Copyrights 2006 Boramanews.com All rights reserved.
Design by webmaster:- Mustafe Haji Mohamed Diiriye