Saturday, 15 April 2017 18:50

Bogga Tacsida :Geerida Naxdinta Leh Ee Marxuum Cabdulqaadir Barkhad Muude

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
 
 
Dhamaan qoyska reer Xaaji Muxumed Diiriye waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo ehelada Reer Xaaji Barkhad Muude Camir Geerida naxdinta leh ee ku timiday Cabdulqaadir Xaaji Barkhad Muude Oo Ku Geeriyooday SWEDEN.
Marxuum Cabdulqaadir Barkhad Muude ayaa ka tagay Caruur Iyo Xaas waxaana uu deganaa dalka Sweden
Dhamaan ehelada iyo qoyska Waxaan eebe uga baryaynaa samir Iyo iimaan ,Ilaahayna Walaalkeen Cabdulqaadir Jannadii Fardowsa haka waraabiye.Aamiin Aamiin.
Innaa Lillaahi Wa,innaa Ilayhi Raajicuun.
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
 TACSI:Dhamaan Hawlwadeenada Boramanews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo ehelada Marxuum Cabdulqaadir Barkhad Muude Oo Dalka Sweden ku geeriyooday.
Marxuumka waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu ilaahay janadiisa geeyo inagana samir iyo iimaan Alaha inaga siiyo Aamiin
 
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
 
 
Anigoo ah Abdirashid Nor ( Cansharar ) iyo Marwadayda Ruqia X.Muse Axmed ( Good ) kuna hadlayna magaca Reer Cansharar iyo Xaji Muse.
Meelkastooy joogaan waxa halkan tacsi uga diraynaa Reer Xaji Barkhad  Mude  geerida naxdinta leh ee ku timid Abdulqadir  Barkhad Mude oo ku geeriyooday Sweden.
Samir iyo Iimaan
We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree