Sunday, 13 August 2017 21:16

Tacsi Qoyks Marxuum Prof Samron Cumar Geedi

Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun 
Waxa aan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirnaynaa Qoyskii iyo qaraabadii iyo waliba bahda waxbarashada Somaliland  uu ka baxay 
Prof  Samaroon Geedi Omer oo lagu aasay Borama Awdal Somaliland 
Aabo Nour Aden  Good 
Hooyo  Maryan  Muse  Mumin 
Abdirasak Abdullahi  KAHIE
Sahra Nour  Aden
Iyo  dhamaan reer Nour Aden 
Allaha qabriga u nuuro dambigiisiina allaha dhaafo 
Aamin Aamin Aamin
We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree