Wednesday, 23 August 2017 00:23

SULDAANKA GUUD EE BEELAHA BA HABAR MUUSE SULDAAN ABSHIR Oo Tacsi U Diray Qoyskii (AHUN) Marxuun Xaaji Ka Boode Oo Dalka Sucuudiga Ku Geeriyooday Dhawaan

ANIGA OO KU HADLAYA MAGACAYGA, IYO KAN SANAADIINTA SOMALILAND, WAXA AAN HALKAN TACSI UGA DIRAYAA GUUD AHAAN UMADA REER SOMALILAND, IYO GAAR AHAAN QOYSKII IYO EHELADII UU KA BAXAY GANACSADE XAAJI KABOODE WAXAAN ILAAHA AWOODA LEH UGA BARYAYAA  IN UU JANADII MARXUUNKA KA WARAABIYO SAMIR IYO IIMAANA INAGA SIIYO, ALE HA U NAXARIISTEE MARXUUNKU WAXA UU AHAA NIN MUXSIN AH OO MAALKIISA DALKA IYO DADKABA KU TAAKULEEYA  ISAGA OO KA QAYB QAADAN JIRAY TABARUCAADKA IYO MASHAARIICDA KHAYRIGA AH ILAAHAY MIISANKA XASANAADKA HA UGU DARO INAGANA BADALKIISA HA INA SIIYO

AAMIN AAMIIN AAMIIN

 
We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree