LOGO3ABDUU

Tuesday, 12 September 2017 22:10

War DEG DEG Ah 13 Nin Oo Somali Ah Oo Lagu Laayay Deegaanka Hawadaay Ee Dhulka Itoobiya Dhamaantoodna Ahaa Ganacsatada Qaadka

12/09/2017 (BNN) War DEG DEG Ah  13 Nin Oo Somali Ah  Oo Lagu Laayay Deegaanka Hawadaay Ee Dhulka Itoobiya  Dhamaantoodna Ahaa Ganacsatada Qaadka

13 nin oo somali ah ayaa lagu dilay deegaanka Hawadaay eedhulka Oromada ee qaadka lagasoo gyro.
qaarkalena waala raadinayaa meel ay jaan iyo cidhib dhigeen.
Oromada deegaankaasi ayaa aargoosi ragaasi ku laysay xili Soomaalida ay isdileen xuduuda dhulkaasi wadaagaan.
Ragani lalaayay ayaa dhamaan kasoo jeeda beesha Gadabuursi waxaana imika laraadinayaa qaarkale.
Ragani geeriyooday oo qoysaskoogu raadinayaa ayaa wali wax war ah oo rasmiya laga galin.
Dhimashada iyo dhaawaca weerarkaasi oromada ayaa si wayn ugilgishay shacabka galbeedka waxaana lagadigay in Oromadu gaadmo kudilaan dadka safarka ah ama qaadka kasoo iibsada ee kaganacsada.
Wixii war ah ee kasoo kordha isha kuhay Boramanews.com

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree