LOGO3ABDUU

Wednesday, 13 September 2017 01:20

WAR DEG DEGA:Dayaxa Madoobaad Caawa Ka Dhacay Magaalada Borama Iyo Geeska Afrika Iyo Saacadani Oo La Hurdo Oo Dad Badani Salaad Tukadeen...

12/09/2017 (BNN) Waxaa imika markaliya madoobaaday Dayaxa Magaalada Borama oo saacadu tahay saqbadhkii ayaa la arkayaa dayaxa oo dhamaanba madoobaaday dhinacyarna muuqdo.Dadwaynaha ayaa intooda badani hurdaan isla markaana ka warqabin,Masaajidadu wali wax aadaan ah lagama maqlin,walina dad badan ayaa seexaan oo salaado ku tukaday guryahooda alle barina gacmaha kor u haya.
 
Dayax Madoobaadkani ayaa la sheegayaa in dhamaanba  laga arkay geeska afrika waana markii labaad muddo bilooyin ah oo dayaxu madoobaado.
 
Xafiiska Wararka Boramanews
Boramanews.com
We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree