LOGO3ABDUU

Saturday, 13 January 2018 09:17

DAAWO:Dawlada Somaliya Oo Heshiis Taariikhiya La Gashay Dawlada Turkiga Waxyaabaha Beeraha Iyo Badda Somaliya Kasoo Baxa Oo Loo iibgaynayo Suuqyada Turkiga Iyo ...

13/1/2017 (BNN) Heshiiskan oo ah midkii ugu horreeyay ee noociisa ah ee ay labada dowladood kala saxiixdaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin Labada dowladood ka kala tirsan.
Heshiiskan iskaashi ayaa dhigaya in Soomaaliya suuq ku yeelato Turkiga, si ganacsiga Soomaaliya loo gaadhsiiyo Yurub iyo Asia, Turkiga ayaa iyaguna qaadan dona Khayraadka dalka, sida Kalluunka, dalagga Beeraha iyo xoolaha.
Heshiiskan oo ah mid Taariikhi ah ayaa waxaa ugu dambeyntii qalinka ku wada duugay labada Ra’iisul wasaare ku-xigeen ee Soomaaliya iyo Turkiga.
 
Xafiiska Wararka BNN
Boramanews.com

Media

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree