Saturday, 13 January 2018 20:35

TORONTO:Daawo Gabadh Yar Oo Muslim Ah Oo Xijaaban Oo Nin Lagu Sheegay Cunsuri Ku Weeraray Jidka Ay Dugsigeeda U Marto Iyo Qaylo Ka Taagan+VIDEO

13/1/2017 (BNN) Daawo Gabadh Yar Oo Muslim Ah Oo Xijaaban Oo Nin Lagu Sheegay Cunsuri Ku Weeraray Jidka Ay Dugsigeeda U Marto Iyo Qaylo Ka Taagan.Gabadhan yar ayaa kusii socotay dugsigeeda markii nin uu soo dabogalay xijaabkana ka jiiday haddana markale kadaba yimiday oo uu ka jeexay waxay sheegtay inay cabsoonayso cabsina soo wajahday,Gabadhani ayaa waxaa taageeray Raysalwasaaraha Canada sheegayna inuu ka xunyahay waxa qabsaday Booliiska ayaa baadhaya nacaybkaaso.

Xafiiska Wararka Boramanews

Boramanews.com

 

Media

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree