borama 250x250

ABDUU

Sunday, 17 June 2018 15:11

Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer Oo Xabsiga U Taxaabay Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Magaalada Burco Iyo Sobobta Loo Xidhxidhay Gacansatada

17/06/2018(BNN) Ciidamada Boliska Gobalka Togdheer Gaar Ahaa Kuwa Ka Hawl Gala Saldhiga Dhexe Ee Magalada Burco Ayaa Xabsiga Dhigay Qaar Kamida Ganacsatada

Gobalkaasi Gaar Ahaan Mulkiilayaasha Makhaayadaha Lagu Iibiyo Cunto Somaliga.
Sababta Ganacsatadan Loo Xidh xidhay Ayaa Lagu Sheegey Inay Kordhiyeen Qiimaha La Siiyo Shaaha Oo Markii Hore Ahaa 1000 Shilin Halka Maalhii Ugu Danbeeyey Magalada Burco Laga Siinaayey Koobka Shaahaa 1500 Oo Shilin.
Hawlgalkan Ay Ciidamadu Ku Qabqabaneeyen Ganacsatada Ayaa Waxaa Laga Hortagaayey Sare Ukaca Ku Yimid Qiimaha Magalada Burco La Siiyo Shaaha. Sicir Bararka Ka Jira Somaliland Ayaa Malinba Maalinta Ka Danbaysa Ka
Siidaraaya Waxaanu Saamsayn Xoogan Ku Yeeshay Bulshada Danyartaa, Go’aamidii Ay Xukuumadu Soo Saartayna Waxba Kama Badelin Sicir Bararka Ka Jira Dalka.


Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree