borama 250x250

ABDUU

Thursday, 12 July 2018 18:21

Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Itoobiya Iyo Waxyaabihii Ay Ka Wada Hadleen Labada Musuul + SAWIRO

12/07/2018(BNN) Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Arimaha Debeda,Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay Wasiirka W/Arimaha Debeda Somaliland Dr Sacad Cali Shire Ayaa Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Itoobiya,Kulankan Oo Saacado Badan Qaatay Waxaa Lagaga Wada Hadlay Sidii Labada Dawladood Usii Xoojin Lahaayeen,Cilaaqaadka Ka Dhexeeya Dawlada Somaliland Iyo Itobiya,

Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland,Waxa Uu Dawlada Itobiya U Bandhigay Fursado Ganacsi Oo Ka Banaan Dawlada Somaliland,Sidoo Kale Waxa Wasiirku Dhigiisa Kala Hadlay Sidii Loo Fududayn Lahaa Isku Socodka Labada Dal,Maadama Oo Ay Labada Wadan Ee Itobiya Iyo Somaliland Oo Danwadaaga

Ugu Danbayn Xukuumada Somaliland Ayaa U Muuqata Inay Doonayso Inay Ka Faa,iidaysato Isbedelka Hanaqaaday Ee Ka Bilaamay Wadanka Itobiya,Kaas Oo Saamayn Weyn Ku Yeeshay Wadamada Geeska Africa

SACQ

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 IYY2

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree