LOGO3ABDUU

Wednesday, 19 April 2017 17:42

Dhamaan Hawlwadeenada Boramanews Waxay Tacsi U Dirayaan Qoyska iyo eheladii Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf Oo Saaka Ku Geeriyooday Stockholm Ee Dalka Sweden

19/4/2017 (BNN) INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Dhamaan bahda hawlwadeenada Boramanews Waxay tacsi Tiiraanyo leh diraynaa  dhamaan ehhelada iyo qaraabada Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf Oo Goor Dhaweyd Ku Geeriyooday Caasimada Stockholm Ee Dalka Sweden.

Marxuumka Waxaan eebe ilaahay uga baryaynaa inuu janadiisa ku abaalmariyo , Qoyskiisii iyo Soomaali iyo eheladasiina iyo qaraabadana Samir iyo iimaan...
 
Xafiiska Wararka Boramanews.com
Boramanews.com
We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree