LOGO3ABDUU

Wednesday, 19 April 2017 22:30

BUUHOODLE:Wafti Maraykan Ah Oo Galabta Lagusoo Dhaweeyay Magaalada Buuhoodle Iyo Madaxda Khaatumostate Oo Ka Hortagay+VIDEO

19/4/2017 (BNN) Madaxwaynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa Galabta Makhribkii kusoo dhoweeyay Garoonka Buuhoodle wafdi ka socda dalka Maraykanka iyo Hay’ado kala duwan Kuwaasi oo u Kuur Gelaya Xaalada deegaanka.

Madaxwaynaha ayaa sheegay inaaan Xiligan lagu Mashquulin arimo Siyaasadeed, Balse Loo baahan yahay sidii Dadka loogu gurman lahaa, waxaana Wafdigan lagu wadaa inay Buuhoodle ku sugnaadaan Mudo dhowr Casho ah, Iyagoo u Kuur gelaya Xaalada Abaarta iyo Xanuunada..........

 

Media

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree