Thursday, 20 April 2017 14:11

Dr Bayle Oo Shirka Caalamiga Ah Ee Bangiga Aduunka Kaga Qaybgalay Washington Oo Ka Waramay Daymaha Somaliya Lagu Leeyahay Iyo Looga Dhaafayao DHAGAYSO

20/4/2017 (BNN) Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Du’aale Bayle ayaa sheegay in lacagihii daymaha ahaa ee 5.5 Bilyan oo dollar ee Soomaaliya lagu lahaa laga cafinayo.
Wareysi uu siiyey VOA ayuu wasiirka ku sheegay in Soomaaliya looga baahan yahay in ay la timaado dowlad wanaag fiican, iyo la xisaabtana muuqdo oo hay’adaha dowladda ah, si deymaha looga cafiyo.
Dr. Bayle iyo wafdi la socda ayaa waxa ay ka qeybgaleen shirka hay’ada Lacagta aduunka ee IMF iyo Bankiga Aduunka eek a dhacay magaalada Washington, kaasi oo ay kasoo qeyb galeen in ka badan 200 dal.
HOOS KA DHAGAYSO
 

Media

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree