LOGO3ABDUU

Friday, 21 April 2017 18:48

BUUHOODLE:Madaxwaynaha Kililka Shanaad Ee Somalida Cabdi Cumar Oo Daawooyin Iyo Dhakhaatiir U Diray Magaalada Buuhoodle Oo Abaari Ka Jirto+VIDEO

21/4/2017 (BNN)Xukuumada Dawlada Deegaanka Itoobiya iyo Dawlada Federalka Itoobiya oo Deeq Daawo iyo Shaqaalo Caafimaad soo gaadhsiiyey Magaalada Buuhoodle oo Mudooyinkii ugu Dambeeyay ay ka taagnayd Xaalad Abaareed iyo Xanuuno kal dilaacay oo dad badan ay ku Naf waayeen.

 
Isimada dhaqanka iyo Waxgaradka Gobolka Cayn ayaa Halkaasi si diiran ugu soo dhoweeyay kana Gudoomay,  Shaqaalaha Caafimaad iyo Gurmadka ay lasoo gaadheen  Shacabka Dhibaataysan, Waxaana Halkaasi ka hadlay Garaad C.risaaq Garaad Soofe iyo Suldaan Siciid

 

Media

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree