LOGO3ABDUU

Sunday, 18 June 2017 00:20

WAR DEG DEGA:Garaadka Guud Ee Beelaha Dhulbahante Garaad Jaamac Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Heshiiskii Cali Khaliif Iyo Somaliland:Gunnimo Qaadanmayno+VIDEO

17/6/2017 (BNN) Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac ayaa ayaa si weyn uga Horyimid go’aamadii maamulka Khaatumo lagu biiriyey Somaliland wuxuuna ku tilmaamay khiyaano Qaran.
Garaadka ayaa sheegay in ay siyeen kalsooni iyo wakhti balse ay maamulkii Khaatumo doorteen inay dadkooda Adhaxda jabiyaan. Wuxuu sheegay Garaadku in maalintii uu lahaa nina Gunimo kula Tartami maayo Ali Khaliif garabkiisa fadhiyey, hadana uu tii taagan yahay.
Wuxuu cadeeyey inaysan cidina ku matalin Hargaysa, dadkiisana aan la waardig karen, masiirkuna uusan ku baaba’ayn mudarada ay sameeyeen raggii hogaanka loo dhiibtay,Garaadka ayaa soojeediyey qodob muhiima.

Media

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree