Monday, 17 July 2017 12:29

Raysalwasaaraha Yuhuuda Iyo Madaxwaynaha Faransiiska Oo Warbaahinta Horteeda Isku Khilaafay Qadiyada Magaalada Qudus Ee Barakaysan+VIDEO

17/7/2017 (BNN) Raysalwasaaraha Yuhuuda Iyo Madaxwaynaha Faransiiska Oo Warbaahinta Horteeda Isku Khilaafay Qadiyada Qudus Natanyahu Oo Sheegay Marnaba Caasimad Uma Noqon Doonto Falastiin .Waa Magaalo Midaysan Oo Yuhuuda Caasimadoodii Ah,Halka madaxwaynaha Faransiiska Macron uu shaaciyay in taariikhda wax laga barto oo caasimada Falastiin iyo Yhuuduba noqdaan Qudus isla markaana la dhawro xeerarka caalamiga ah ayaa Natanyahu hadal adag ka horgeeyay,Wuxuuna sheegay in France u yimiday xuska Yuhuud laga masaafuriyay qaarna lalaayay dagaalkii labaad ee aduunka caasimada yuhuudu waa Jerusalem marnaba makala qaybsan doonto waana magaaladii caasimadayada ahayd sidaas baanan kaga soo dhoofay imikana ay tahay.

Xafiiska Wararka BNN

Boramanews.com

 

Media

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree