Monday, 17 July 2017 15:30

Dawlada Somaliya Oo Shaacisay Cinwaan Shacabku Ugu Soo Diri Karaan Talooyinka Cabashooyinka Iyo Fikradaha Uu Muwaadin Kasta Hayo

17/7/2017 (BNN) Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Sameeyay Cinwaan Ay Shacabku Kula Xiriiri Karaan Xafiiskiisa
Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sameeyay Cinwaan ay dadka Soomaaliyeed ugu gudbin karaan dowladda soomaaliya sida Cabahada iyo talooyinka intabada.
Ciwankaan ayaa ah This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. waxaana tani ay u sahleeysaa dadka Soomaaliyeed  in ay Cabashadooda iyo talooyinka ay hayaan halkaan ugu gudbiyaan.
Hoos ka Akhriso Ciwaanka uu sameeyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre.
 
Xafiiska Wararka BNN
Boramanews.com
ciwaanka
We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree