HOT NEWS
Written by boramanews    Saturday, 08 August 2009 10:29    PDF Print E-mail
(+SAWIRO)BORAMA KA BOGO (Dhulka Bilacda Quruxdiyo Baashaalka Seeraha Borama)

Dhulka bilacda quruxdiyo
Baashaalaka seeraha
Kala bogashadeena.........
 
Dhul uu roob ku da'ayoo
Dirtu ay magooshoo
Ubixii dhameeyoo
Dharabkii arooryaad
Dhalaalkeeda kayntii
Sidee dheeman lagu qubay
Dhaayihii mar eegaa
Farxad ay la dhacayaan
maseerahaan ku geeyaa
Oon ku soo daawad siiyaa..........?
 
Wariyaasha BBN Borama

alt

alt

alt

alt

alt

alt

alt
alt

alt

alt

alt

alt

alt

alt

alt

alt

alt

alt

 alt

alt

alt

alt 

alt 

alt
altalt

altalt

alt



 


Last Updated ( Saturday, 08 August 2009 11:54 )