Last Updated on Friday, 19 October 2012 00:21 Written by mustafehaji Monday, 06 August 2012 20:12
06-08-2012 Borama (Bnn) Majaajilo dadkii daawaday ay la dhaceen oo qosol ay dadku daamanku daaleen, waxaa majaajiladdu ku saabsantahay ururadda siyaasadda iyo doorashooyinka Somaliland waxaa jilaaya laba majaajilayste oo reer Burco ah iyadiiban idiin kala baxayna ee daawasho wacan;