Axadle TV
HOT NEWS
Written by boramanews    Tuesday, 13 October 2009 13:20    PDF Print E-mail
Sawiro: Wax ku darso Dhismaha Masjid Weyn oo Laga Dhisayo Borama

 
Borama(Bnn)Dhamaan walaalaha muslimka ah waxa loogu baaqayaa inay ka qayb qaataan Dhismaha Misjidkan.

Masjidkan ayaa waxaa laga dhisayaa  Xaafad ku taala magaalada Borama, waxaana dhisaya  Dadka Xaafadaa Ku nool, misjidkan aya aad u wayn sida aad sawirada ku aragtaan dhulka uu ku fadhiyaa waa qiyaas dhan 40mitir square square.
Xaafada laga dhisayo misjidkan  waxaa ku nool Dad kor u dhaafiyo 100,000oo qof.
 
hadaba waxaan mar labaad ka codsanaynaa walaalaha muslimka ah ee meel kasta jooga inay ka soo qayb qaataan dhismaha Masjidkan.
wixii aad la baxdo  Aakhiro ayaad heli maalin aad loogu baahan yahay.
hadaba hadii aad la baxayso Sadaqo ku soo dir Accountkan Hoos ku qoran
 
 D0827 Dahabshiil (Borama)
phones: +0025224456010
            +00252265457306
            +00252265200531

Gudiga  Misjidka  Ka mas'uula

   1. X/Ibraahim Cabdi Ducaale( Daallo)
   2. Sh/Ibraahim  Adam Osman
   3. Eng: Maxamuud Cabdi Bare

 
hadaba walaalkayga muslimka ahow ku soo tabaruc misjidkan u baahan in loo dhiso dadkan muslimiinta ah.

alt


alt

alt 

alt 

alt 

alt 

alt 

alt 

alt 

alt 

alt 

Boramanews   Desk
Borama