06-06-2013 (BNN) Xisbiyada Dalka Masar Iyo Madaxweynaha Masar oo ka shiray dhismaha biyoxidheenka Itoobiya oo ay ku sheegeen cunaqabatayn,Telefishanka oo toos looga daawanayo ayay dood xaasaasi kaga hadleen arimaha Nilleka ee Itoobiya,waxaana la,isku raacay indhibic biyo ah loo ogolaan Itoobiya sidoo kale waxa miiska lasoo dhigay in xoog milateri waxlagaga qabto arinta Itoobiya ee Nilleka.
Siyaasiyiinta Qaar ayaa sheegay in Oromada lagu hubeeyo iyo Onlfta si loo baabiiyo Itoobiya oo dagaal ehel ah loogaliyo. Daawo sida loo dooday
|
Friday, 14 June 2013 16:11 |
|
Thursday, 30 May 2013 20:50 |
|
Friday, 31 May 2013 01:08 |
|
Monday, 10 June 2013 11:31 |
|
Saturday, 01 June 2013 21:36 |
|
Wednesday, 29 May 2013 09:29 |
|
Thursday, 06 June 2013 10:54 |
|
Thursday, 13 June 2013 07:42 |
|
Wednesday, 05 June 2013 17:05 |
|
Friday, 07 June 2013 14:15 |